Denis Mukwege iyo Nadia Murad oo ku guuleestay Abaal marinta nabadda ee Nopel

Guddiga Abaalmarinta Nobelka (Nopel Peace Prize) ayaa maanta magaalada Oslo ee dalka Norwa uga dhawaaqey in dhahtarka la yiraahdo Denis Mukwege iyo gabadha la yiraahdo Nadia Murad ay sanadka muteysteen abaal marinta nabadda ee Nopel-ka. Labadan qof ayaa ku muteystey abaal marinta sida ay ugu dhaq-dhaqaaqaan in la joojiyo galmada cunfiga iyo kufsiga ku dhisan, … Continue reading Denis Mukwege iyo Nadia Murad oo ku guuleestay Abaal marinta nabadda ee Nopel